Wadahadal u bilowday Dowlada Somalia iyo madaxda Maamulka shirkadda Tiktok

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka  Mustafa Yaasiin Sheekh ayaa kulan fogaan-arag ah la qaatay madaxda TikTok u qaabilsan Xiriirka Dowladda ee dalalka Afrika. Kulankan ayaa waxay uga wada hadleen tallaabooyinka ay labada dhinac iska kaashan karaan ee lagu hakin karo in TikTok lagu faafiyo wararka argagixisada iyo sidii dadka Soomaaliyeed ee isticmaala madashaas ay … Continue reading Wadahadal u bilowday Dowlada Somalia iyo madaxda Maamulka shirkadda Tiktok